Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
12th January 2025 admin
Sawirka maanta wa sida Xildhibaanada Barlamaanka Puntland ay u shaqeeyaan. Gacan codka ayaa lagu dhiibayaa, gacanta kale Lacagta codka la dhiibayo lagu qaatay ayaa miisaska hoostooda lagu tirinayaa Golaha wasiirada Puntland, haddi aadan doonayn inaad dalka iyo dadka u shaqayso …
12th January 2025 admin
WARBIXIN: Xil. Shaacuur wuxuu isku qiray inuu galay Fal dambiyeed aad u wayn; maxaase ku kalifay inuu sheego inuu Laaluush qaatay? 8 August, 2017 | Filed under: Wararka maanta | Posted by: puntlandes 08 August 2017 (Puntlandes) Xildhibaan Cabdikariim Xusseen …
12th January 2025 admin
18 July 2017 waxay ahayd maalin u cusub reer Puntland, waana maalintii ugu horeysay Abid oo baarlamankoodu xasaanada kala noqday dhamaan gollihii Xukuumadda oo lagu eedeeyay fashil iyo waxqabad la,aan. Muddo 20 cisho ka dib Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed …
12th January 2025 admin
Beesha Isaaq ayaa Ergay gaar ah u magcawday wada hadalka Soomaaliya iyo beesha Isaaq. halka Dawladda federaalku ayna weli dhinaceeda Guddi wadahadal magcaabin. Edna Aadan oo xitaa uu dhibo inay si fiican ugu dhawaaqdo magaca Soomaaliya, oo inta badan iyada …