1st July 2022  admin  Category :

Beesha Isaaq ayaa Ergay gaar ah u magcawday wada hadalka Soomaaliya iyo beesha Isaaq. halka Dawladda federaalku ayna weli  dhinaceeda Guddi wadahadal  magcaabin. Edna Aadan oo xitaa uu dhibo inay si fiican ugu dhawaaqdo magaca Soomaaliya, oo inta badan iyada oo magaca Soomaaliya liidaysa tiraahda SOOMAALAAYA, Halka marka ay Somaliland ku dhawaaqayso ay si sax ah u sheegto ayaa bilowday olole ay dalalaka deriska kaga dhaadhicinayso , beesha Isaaq  waxay u doonayaan inay Soomaali inteeda kale ka go’aan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*