Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th September 2024  admin  

  Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare, waxay soo bandhigaysaa liiska ardaydii ugu sarraysay sanad dugsiyeedka 2016/2017 ee ka baxay dugsiyada sare ee Puntland, kuwaasoo loo soo sharraxay inay noqdaan ardayda u sharraxan inay ka faa’iidaystaan deeqaha Waxbarashada ee ay wasaaraddu …

28th September 2024  admin  

Haddii dadka ay nolol maalmeedkooda caadiga ah ku saleeyaan qiyaali iyo qusaxfalaad waxaa ay seejineesaa noloshooda adduunka iyo midooda aakhiro. Waxaan la soconaa in siyaasiyiinta beesha ku abtirsata SNMta ay shacabkooda ku aqrinayeen waqti dheer wax aan jirin oo boqolkiiba …

28th September 2024  admin  

Saraakiil ka kala socoto Maamulada dalka iyo Dowlada dhexe oo tababar uga furmay Garowe …

28th September 2024  admin  

Wareegto ka soo baxday dawladda Puntland, ayaa Dr.Caalim Axmed Faatax oo ka mid aqoonyahanada Soomaaliyeed kuwooda ugu aqoonta  iyo  khibradda badan, in badana xilal heer sare ah ka soo qabtay dawladda Maraykanka ayaa loo magcaabay gudoomiyaha Jaamacadda Maakhir Dr Caalin,  …