Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th September 2024  admin  

Ra’isul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Adis Ababa ee Caasimada dalka Itoobiya waxa uu kula kulmay Madax kala duwan oo ka qeyb galeysay shir madaxeedkii 29aad ee Midowga Afrika oo lagu qabtay Adisa Ababa. Xasan Cali Kheyre …

28th September 2024  admin  

Saldhiga militare ee Imaaraadka ka sameenayo magaalada Berbera ayaa waxaa soo baxaya in Imaaraadka uu u sameenayo xaruntaas militeri wadamo kalle. Wadanka loo sameenayo ayaa ah dalka Masar, iyaga oo u soo maray dalka Imaaraadka Carabta. Hadaba, dhismaha xaruntaa militari …

28th September 2024  admin  

Madaxweynaha Puntland oo Gaadhey Muqdisho, Lana-kulmay Wakiilka Qaramadda Midoobey Ee Soomaaliya  Iyo Safiirka Masar. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli maxamed Cali Gaas iyo weftihii balaadhnaa ee uu hogaaminayey ayaa maanta gelinkii danbe 04 July 2017 si diiran loogu soo dhoweeyey …

28th September 2024  admin  

Beesha SNMta ayaa maalmahan si isdaba joog ah ugga hadleesa hadaladii laga jeediyey 26ka June iyo 1da July. Madaxweeyne Farmaajana waxa uu ku hadlay ma aheen hadalo xun ee waxa uu yiri ummada Soomaaliyeed waa ineey midawdaa, taas oo ah …