27th November 2022  admin  Category :

Marabadii dagaalka ka ridi jirtay gobolka Sanaag, kuna soo  daabuli  jirtay gobolka argagixisada alshabaab,  ayaa hadda waxay soo gaareen  magaalada Ceerigaabo, Marabidan abid  kama  maqlaysid iyaga oo leh  Cisbitaal, dugsi iyo  jid ayaan dhisaynaa ama mashruuc horumarineed ayaan wadnaa oo gobolka ka fulinaynaa . Laakiinse waxay ku cel celiyaan inay dagaal ridayaan gobolka haddii la qaadan waayo amarka maamulka SNM

Maakhirtii daacdda ahayd iyo Marabidii miyeey isku milmeen?

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*