Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th September 2024  admin  

Ceeldaahir iyo Ceerigaabo Wadadii Laamiga aha ee loo samaynayeey Xageey Maraysaa ? Prof Maxamed Cabdinuur Muuse,  Waa Xiririyaha dhalinyarada Gobalka Sanaag wuxu kamid yahay dhalinyarada u istaagay sidii wadadaas u ahaan lahayd mid laami ah ,isla markaana dhalinyarada ay isaga …

28th September 2024  admin  

Degmada Badhan ee gobolka Sanaag haddii ay tahay hormuudka horomarka ee   ka socota  gobolka Sanaag, degmooyinka Buraan, Xingalool, Dhahar, iyo Hadaaftimo iyagana waxa ka socda horumar la taaban karo oo bulshada degaamku  iskutashi ku samaysanayaan Degmada Buraan ee gobolka Hayland. …

28th September 2024  admin  

Dirta waqooyi oo wada socotaa maxay  ka doonayaan beesha Dhulbahante ?,   Maanta Nin  Boorame ka soo jeedaa inuu yiraahdo Dhulbahante waa cabasho badan yihiin waxa u sabab ah kala qaybsanaantooda iyo madaxada beesha Dhulbahante oo aan daacdda ahayn. Axmed Ismaaciil …

28th September 2024  admin  

Duduble , Shanta Caleemood iyo Hilibi  oo diiday agaasime xilkii laga qaaday iyaga oo ku sababeeyey in Daarood xilka ka qaaaday Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa, ayaa xilkii ka qaaday Xoghayihii Joogtada  ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Yaxye …