28th September 2023  admin  Category :

Dagaalkii Qatar iyo Sacuudiga ka dhaxeeyey ayaa Beelihii Puntland saameeyey, Maanta Odayaasha  Beesha Ciise Maxamuud oo iyagu  Qatar la jira ayaa baaq ay ku diidan yihiin mowqifkii Madaxweynaha Puntland soo saaray. Maalmaha soo socda, sidoo kale  beelihii kale ee Sacuudida iyo Imaaraadka la jiray ayaa warsxaafdeed qaban doona

Garowe: Kuma soo abaabulay shir jifiyeedkii loogu gafey Madaxweynaha Puntland (XOG Xasaasi ah)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*