29th March 2024  admin  Category :

Labo nin ka soo jeeda Maakhir ayaa lagu dilay Biyo Guduud, oo hoos tagata degmada Ceerigaabo.

Allah ha u naxariistee Labao nin oo isu adeer ah oo lagu kala magcaabo Axmed Sugule iyo Ina Maxamed jaamac Sugule ayaa maanta gacab ka xaq darani ku dishay degaanka Biyo Guduud ee hoos taga degmada Ceerigaabo.

Labada beelood oo horay u heshiiyey hoos ka daawo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*