Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th January 2025  admin  

Mooryaantii, mid qori la ordaya  ,  mid qalin wata,  mid kamarada xambaarsan  iyo mid magac  warbaahineed kuu dhuumaalaysanayba aya dhamaantood  waxay mucaarad ku wada yihiin madaxweyne Farmaajo, oo u arkeen inuu halis ku yahay dhaqankooda foosha xun Cabdirisaaq Catoosh oo …

10th January 2025  admin  

Beesha Hawiye oo maamulKii Afraad uga dhawaaqday inta u dhaxaysa Kaantaroolka Koonfurta Gaalkacayo iyo magaalada Muqdisho. https://youtu.be/6unJfSGR7Dk  …

10th January 2025  admin  

Alshabaab oo shacabkii buuraha  Calmadow miinooyin dhulka u dhigay maalintii ay Ciidayeen Deegaanka Af urur oo ka tirsan gobolka Bari ayaa lagu dilay in kabadan 5 qof oo isugu jira Askar iyo Shacab halka dhawacana uu kor u dhaafay 46 …

10th January 2025  admin  

Madaxweyne Ku-xigeenka dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa maanta 01 September 2017 salaadda ciiddul adxaha la oogey shacabka caasimadda  Garoowe. Salaadda ciiddul adxaha oo lagu tukadey garoonka kubadda cagta Mire Awaare ee magaalada garoowe …