Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th September 2024  admin  

Ra’iswasaaraha Soomaaliya markuu arkay Khirbradda uu u leeyhay   Mooryaanimada ayuu u magcaabay la taliyahiisa dhinaca  wacyi gelinta C/Qaadir Maxamed Nadaara Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa u magacaabay lataliyihiisa Arrimaha Warfaafinta iyo Wacyi gelinta Hoos ka daawo Nadaara oo …

29th September 2024  admin  

Degmooyinkii Puntland ee laga hirgeliyey  mashruuca JPLG ee Qaramada midoobey maalgeliso ayaa  natiijo fiican ka keenay  Imtixaanka Fasalka 8aad ee Puntland, 2017. Caruurta iyo qaraabada ay dhaleen   Xildhibanada iyo wasiirada ka soo jeeda gobolada Sool iyo Sanaag iyaguna dugsiyada Puntland …

29th September 2024  admin  

Maalmahan aynu soo dhaafnay  Caasimadda Puntland ee Garowe, waxa ka socday shir ay soo abaabuleen beesha Leelkase, ka dib marki  lacag badan ay beel ahaan dhexdooda  iska soo ururiyeen, si shirkani u qabsoomo. Shirkan oo u dhaxeeyey Isimada Leelkase oo …

29th September 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 05 August 2017 xafiiskiisa Qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay saraakiil ka socdey hay’adda UNSOM Soomaaliya oo uu hogaaminayey Mr. Simon West oo ah la-taliyaha guud ee  dhinaca amniga UNSOM Soomaliya.…