Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th September 2024  admin  

Mid ka mid ahaa madaxda maamulka SNM oo tahariibay . Gobolada Waqooyi galbeed, Togdheer ee Soomaaliya  iyo gobolka Oromadu degto ee dalka itoobiya ayaa  noqday meelaha ugu badan ee dadkii ku noolaa ay  ka tahriibayaan geeaka Afrika, ka dib markii …

29th September 2024  admin  

Ninkii Masaakiinta Soomaaliyeed ka gadi jiray Biyaha webiga Shabbele, lacagna kaga qaadan jiray sida ay u kala culays badan yihiin ayaa dawladda Soomaaliyeed xil u magcawday. https://youtu.be/ADJ9q_YlDEo…

29th September 2024  admin  

Zakariye Xaaji Cabdi, wuxuu ahaa ninkii ugu qaylada iyo mucaaradka badnaa waqtigii Allah u naxariistee uu  Soomaaliya madaxweynaha ka ahaa Cabdulaahi Yuusuf. Howshaa weyn uu qabtay iyo sawaxnkiisii warbaahinta uu la taagnaa ayaa   beesha Hawiye ee Muqdisho degtaa ee waqtigaas …

29th September 2024  admin  

BARNAAMIJKA WAXQABAD WASAARADDA QORSHEYNTA DOWLADDA SOOMAALIYA  …