29th March 2024  admin  Category :

Haddii Qalbi dhagax la dhiibay, Somalilandna waa in la aqoonsadaa. Baroortu Orgiga ka weyn. Jacaylka SNM marmarsiiyo loo raadi. Jacaylka siyaasiyiinta iyo wariyaasha Hawiye u hayaan Qalbi dhagax waa wejiyo badan yahay. Weriyaha loogu jecel yahay koonfurta Soomaaliya Aamino Muuse weheliye ayaa sheegtay haddii Qalbi dhagax la dhiibay waa in Somaliland la aqoonsadaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*