Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th September 2024  admin  

1997, shirkii Beesha Majeeteen ay ku qabsadeen magaalada Qardho ee Gobolka Bari,   oo ay ku doonayeen inay  ku samaystaan maamul goboleed , waxa fashiliyey siyaasiyiinta beeshaas oo dhexdooda is khilaafay, taasina waxay sababtay inay  xilligaas ay  u kala dhuuntaan labadii …

29th September 2024  admin  

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas, oo horay ugu kala hiiliyey Wasiir iyo Gabdh ku xigiinkiisa ahayd oo la qabyaaladeeyey . ayaa maantana gabdhii shaqada ka eryey  , halka uu wasiirkii Majeerteen soo celiyey oo isla wasaaraddiisii  u magcaabay. Wasiirka caafimaadka Puntland …

29th September 2024  admin  

Kooxo hubaysan ayaa maanta magaalada Bosaso ku dilay gudoomiye ku xigeenkii hore ee gobolka Bari Khalar Ismaaciil Cabdulle , xilli uu marayay meel aan wax badan ka fogayn Afar Idoodka oo ku taala bartamaha magaalada. Dad goob-joogayaal ah ayaa sheegay …

29th September 2024  admin  

Duhur cad ayuu  Dumar iyo   Caruur   qabyaalad ugu dilay,  iyaga oo hurda oo guryahooda jooga magaalada Gaalkacayo, maantana Mooryaantii Koonfureed Gudoomiye Dastuur ayeey u doorteen iyaga oo uga abaal gudaya  xasuuqii uu gaystay Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa maanta loo …