Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th September 2024  admin  

Wasiirka Amniga Puntland Cabdulaahi yuusuf Dawlad ayaa Xilka kala Wareegay iyo Wasiirkii hore ee amniga  Cabdi Xirsi Qarjab …

30th September 2024  admin  

Odayaasha Beesha Siwaaqroon oo kulan ku yeeshay Magaalada Birmingham …

30th September 2024  admin  

Xildhibaan Faroole ayaa iska casilay guddigii uu ka midka ahaa ee gudoomiyaha u  doortay Danbiile dagaal Cabdi Qaybdiid Guddigana ayaa ka kooban 10 xubnood oo kala ah 5 xubnood oo  ka socda Golaha shacabka iyo 5 xubnood oo ka socda …

30th September 2024  admin  

Habeenkii Xalay magaalada Ceel Buh ee gobolka Sanaag, waxa lagu dilay nin Dhalinyaro ah. Gobolka Sanaag ayaa hadda waxa ku sugan maleshiyaad SNM AH,  oo horay u sheegay inay bulshada goboka Sanaag khasab ku diwaan gelinayaan. Ilaa hadda lama oga …