Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th September 2024  admin  

Maamulka Hargaysa ayaa been iyo wax aan jirin ku maamula shacabka deeganadaas, maanta waxeey sheegeen in Baarlamaanka Ingiriisa looga doodayo aqoonsigii ay waqtiga dheer ay raadinayeen. Hadaba, Sir Garvin oo ka tirsan baarlamaanka Boqortooyada Midawday ayaa waxa uu doonayaa in …

30th September 2024  admin  

In isbeddel lagu sameeyo agagaarka magaalada si loogu daneeyo dadka baaskiilka wata iyo kuwa lugeynaya ma ahan wax ahmiyad leh iyadoo adeegyada kale ay ka maqan yihiin magaalada”, sidaa waxaa yiri guddoomiyaha bulshada Soomaalida ee xaafadda Barton Hill oo ka …

30th September 2024  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee todobaadlaha ah oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Warbixinta dhacdooyinka todobaadka, Ansixinta Lix Xeer oo isugu jira kuwo wax ka bedel lagu sameeyay iyo Kuwa cusub. Xeerarka …

30th September 2024  admin  

Sacuudi Carabiya ayaa u yeertay safiirka Sweden u fadhiya dalkaas, si ay u cambaareyso falkii lagu gubay Kitaabka Qu’raanka, oo Arbacadii ka dhacay dibedda Masjid ku yaalla magaalada Stockholm, waxaa sidaas maanta werisay warbaahinta dowladda. Boqortooyada, oo hoy u ah …