Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th September 2024  admin  

Jaamac Fayte oo ah Khabiir cilmiga  Masiibooyinka dabiiciga ah iyo Saxafi madax banaan,  ayaa Idaacadda Codka Maraykanu ka waraystay duufaanta Harvey ee dhowaan ku dhufatay magaalada Houstan iyo magaalooyinka kale ee ku yaala koonfurta gobolka Texas ee dalka Maraykanka,

30th September 2024  admin  

Nin Ogaadeen ah oo aan lacag kaga   qaadan lahayn Itoobiya, ayaa dawladda federaalku naga kaxaysatay Wasiirka Amniga Galmudug Cismaan Ciise Taar-dhuleed, oo Weriyayaasha la hadlay wuxuu sheegay in Ciidamada Nabad Sugidda Qaranka ay sameeyeen fal xadgudub ku ah jiritaanka Galmudug.…

30th September 2024  admin  

Wasiirada Soomaaliya ayaa laga mamnuucay ogolaasho la’aan inay Talafishan iyo Idaacad  soo hor fariistaan oo ka hadlaan, inay Face book  iyo Twiter wax ku qoraan. Sidoo kale inaanay gabay, hees, geeraar iyo Buraanbur ayna wax ku sheegi karin oogolaansho la’aan…

30th September 2024  admin  

Xildhibaanada iyo wasiirda  ka soo jeeda Gobolka Sanaag ee u shaqeeya maamulka SNM, inta  ka horays doorashada Beelaha Isaaq  waxay u soo daawasho tagaan mashaariicda mamulka  Puntland ay  ka wadaan  degaanada Maakhir amalaga hirgeliyey .  Laakiinse marka la soo gaaro …