Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th September 2024  admin  

Alshabaab oo shacabkii buuraha  Calmadow miinooyin dhulka u dhigay maalintii ay Ciidayeen Deegaanka Af urur oo ka tirsan gobolka Bari ayaa lagu dilay in kabadan 5 qof oo isugu jira Askar iyo Shacab halka dhawacana uu kor u dhaafay 46 …

30th September 2024  admin  

Madaxweyne Ku-xigeenka dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa maanta 01 September 2017 salaadda ciiddul adxaha la oogey shacabka caasimadda  Garoowe. Salaadda ciiddul adxaha oo lagu tukadey garoonka kubadda cagta Mire Awaare ee magaalada garoowe …

30th September 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku gudajira gudashada acmaasha akhyriga ah ee Xajka  ayaa Hambalyo u diray ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka Puntland iyo sidoo kale ciidamada qalabka sida ee dawladda Puntland munaasibadda ciidul Adxaha darteed.…

30th September 2024  admin  

Dawladda Soomaaliya ayaa qiratay ineey dhiibtay ninkii ka tirsanaa ONLFta kaas oo ay u dhiibeen dalka Itoobiya. Barnaamij gaar ah oo su’aalo lagu weeydiinayey ra’iisal wasaaraha iyo golihiisa wasiirada ayeey dawladda ku xaqiijisay ineey dhiibeen ninkaas ka tirsanaa ONLF. Su’aal …