28th March 2024  admin  Category :

Tacsi Tiiraanyo Leh: Inna lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun! Geeridu Waa Xaq Cid Kastana Way Sugaysaa. Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii, asxaabtii iyo eheladdii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee C/raxmaan Talyanle. Waxaan Allah uga  uga baryaynaa  Marxuumka inuu Jannatul Fardowsa ka waraabiyo, eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii ay ka tagtayna, uu samir iyo iimaan ka siiyo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*