Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th September 2024  admin  

Biden iyo RW Sweden oo ka wada hadlay ‘xubinimada Sweden ee NATO’ Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa Aqalka Cad ee dalka Maraykanka ku qaabilay ra’iisal wasaaraha Sweden Ulf Kristersson, xilli Maraykanku uu ka shaqaynayo sidii uu Turkiga ugu qancin …

30th September 2024  admin  

Bahda Allsanaag waxay tacsi tiiraanyo leh u kala dirayaan Qoysaskii ay ka kala geeriyoodeen Allah ha wada naxariistee Walaalkayo Maxamed Xasan Ibrahim (Gaani), oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargaysa ee Soomaaliya iyo Habar yar Fadumo Aw Cali oo maanta iyana …

30th September 2024  admin  

Turkey oo sheegtay inaan lagu cadaadi karin inay Sweden u ogolaato NATO Turkey ayaa Talaadadii ka digtay inaan lagu cadaadin karin inay taageerto isku dayga ay Sweden ku dooneyso inay ugu biirto NATO, waxayna sheegtay inay weli qiimeyneyso in soo-gelitaanka …

30th September 2024  admin  

Booliska Jabuuti ayaa xiray fannaaniin iyo jilaayaal ka tirsan xisbiga mucaaradka ee Raad sida ay inoo xaqiijiyeen ilo wareedyo ku sugan gudaha Jabuuti. Guddoomiyaha Xisiga Mucaaradka ah ee Raad Cabdiraxmaan Maxamed Geelle ahna duqii hore ee caasimadda Jabuuti ayaa BBC …