Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st October 2024  admin  

Akhriso websiytadii Beelaha isaaq oo maanta  qoraya in Qalbi dhagax uu ahaa   Halgamaa.  Ujeedadoodu waa in ay fawdo iyo qas  ka abuuraan Koonfurta  Soomaaliya si aqoonsiga beelaha Isaaq  u soo dhowaato. Mamulka Soomaalida ee dalka Itobiya  maanta khatarta ugu weyn …

1st October 2024  admin  

Qurbo joog kasta oo qurbaha ku wadan jiray Toyota tercel oo maanta maamulka Puntland u shaqeeyaa wuxuu magaalooyinka Puntland ku dhex  wataa Toyota Land Cruiser 200 V8,  Toyota Land Cruiser Prado 150, …

1st October 2024  admin  

Degmada Badhan oo diyaar u ah Boqolaalka arday ee ka iman doona gobolada Soomaaliya, iyaga oo waxbarasho u soo doonan doono Jaamacadda Maakhir ee degmada Badhan, gobolka Sanaag, Puntland Jaamacadda Maakhir iyo Jidka Ceel Daahir ayaa guud ahaan  Bulshada reer …

1st October 2024  admin  

Niman ayaa waxay damceen inay Dhoodaan arrin ka dhaadhiciyeen, (Allaah ha u wada naxariistee) isagana waxaa u muuqday waxaa ay sheegayeen wax ka geddisan, kolkaas ayaa wuxuu ku yidhi: Danbaaburiyo gaaraabidhaan, fiid is daba yaacay Danbas iyo wax nool kay …