16th April 2024  admin  Category :

Waraysigan oo isugu jira xog qarsoonayd iyo wacyi gelin oo ay ururka Sanaag, Sool, iyo BARI SSB u soo gudbiyeen dadka reer Maakhir iyo dadka reer Puntland oo ku aadan BUURAHA CAL _MADOW iyo CAL_MISKAAD  oo ay buurahaasi ku dhuumaalaystaan dhibaatooyin isdaba joogana ka geystaan dhulkaas  ururada argagaxisada ee alshabaab iyo daacis .

Sidoo kale waxay aad uga warameen  sababaha loo aasaasay ururkan oo ay sal u yihiin caawinta dadka ay dhibaatada u geysteen ururdaasi argagixisadu iyo  wacyi gelinta dadka shacabkaa ee ku nool dhulkaasi si ay meel uga soo wada jeestaan iska xoraynta cadowgaas iyo is garabtaaga dowladooda Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*