26th April 2024  admin  Category :

Biyo xireen laga hirgeliyay Magaalada Laasadawaco ee Gobolka Bari ayaa qabtay Biyihii ugu horeeyey ee xili roobaadka.

Hirgelinta Mashruucan ayaa waxa iska kaashaday Maamulka Puntland,shacabka deegaanka iyo weliba Hay”addo Caalami Ah,iyadoona lagu guuleystay Ujeedkii Mashruucan Loo sameeyey.

Biyo xireenkan ayaa waxa ka Faaiidaysan doona Boqolaal dadweyne ah,kuwaas uga faaiidaysan doona Nolosha Caadiga ah iyo Tabcashada Dalaga Beeraha oo ay biyuhu muhiim u yihiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*