Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th September 2024  admin  

Waxaa loo magcaabay Gudoomiye Xaafaddiisa ah si uu Isbaaro ugu dhigto howshii Xildhibaanada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Madoobe Kursigii Agaasimaha Guud ee wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda, waa kaas taakada ka qaaday shirkii golaha Wadatashiga.Wuxuu magacaabay Guddi gaar ah oo …

30th September 2024  admin  

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay wafdi ka socday dowladda Turkiga Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Wafdi heer sare ah oo ka socday dowladda Turkiga si gaar ah …

30th September 2024  admin  

Caro ka dhalatay nin ku dul kaadshay wiil ka soo jeeda qoys la haybsooco Maamulayaasha gobolka bartamaha Hindiya ee Madhya Pradesh ayaa burburiyey guriga nin loo xiray inuu ku dul kaadiyey nin kale oo xoogsato ah. Pravesh Shukla ayaa lagu …

30th September 2024  admin  

Twitter oo Meta ugu hanjabtay dacwad la xiriirta App-ka Threads Shirkadda Twitter ayaa ku hanjabtay inay maxkamad la tiigsan doonto shirkadda Meta saacado kadib markii ay billowday app cusub oo la yiraahdo Threads oo loogu talo-galay inuu la tartamo twitter.…