Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
MADAXWEYNAHA OO QAABILAY TALIYAHA HAWLGALADA GAARKA AH EE MARAYKANKA EE BARIGA AFRICA. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay Taliyaha Hawlgalada Gaarka ah ee Maraykanka ee Bariga Afrika, Colonel ED Norris iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho …

27th November 2026 admin
Saynab Yaasiin: Weriye laga diiday inay xijaab xirato oo iska casishay telefishin caan ah iyo dood ka dhalatay Go’aan iscasilaad ah, bayaan rasmi ah, iyo falcelin caro leh oo baraha bulshada laga bixiyayβ¦ Waa sida wariye Saynab Yaasiin ay uga …

27th November 2026 admin
Allah ha u naxariistee Dhakhtarad Maryan Jamac Yusuf ayaa ku geeriyootay degmada Badhan ee gobolka Sanaag Allah Ha U Naxriisto Mamo Dr’s Maryan Jamac Yusuf Oo Ahayd Midwife Mudo 40sano Ka Badan Kamid Ahayd Bahada Caafimadka Degmada Badhan Waxan Ugu …

27th November 2026 admin
Waa hogaamiyaasha Africa oo xitaa socodku dhibaya isla markaan doonaya inay xoog ku sii haystaan dalalkooda, Baaderiga xukuma Uganda Museveni oo saamayn ku leh madaxda Soomaaliyeed ayaa ka mid ah kuwaas Look at these 2πππππ pic.twitter.com/Uqa1Zy3gwo — Ohta Ryota πΈπ¬ …







