Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st October 2024  admin  

Haddii aad is waydiinaysay 27 sano oo SNM dawladnimo sheeganaysay, maxay maanta looga tahariibayaa Hargaysa iyo Burco. Jawaabtii waa tan, ninka  gaariga qaadka sida   daba ordaya weeye ninka leh Somaliland waa duushay. https://youtu.be/i9OJzOGrFtM …

1st October 2024  admin  

Wasiirka Warfaafinta dowlada Itoobiya Negeri Lencho oo warsaxaafadeed ku qabtay magaalada Addis Ababa ayaa sheegay in 200 oo ruux oo lagu tuhunsanyahay inay ku lug lahaayeen weerarkii ka dhacay deegaanka Hawadaay la qabtay si xasiloonadii deegaanadaas dib loogu soo dabaalo.…

1st October 2024  admin  

Inaalilaa Wa Inaa Ilayhi Raajicuun.  Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Shacabkii somalida ahaa ee Lagu Xasuuqay Awaday. Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun.  Waxaa maanta aas qaran  loogu sameeyay xabaalaha gidhibka ee caasimada deegaanka Jigjiga   dadkii shacabka Somalida ahaa ee sida …

1st October 2024  admin  

Madaxweyna Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 15 September 2017  dalka dib ugu soo laabtay, kadib gudashada rukniga diiniga ah ee Xajka. Madaxweynaha iyo weftigiisa oo kaso degey magaalada Boosaaso ayaa …