Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st October 2024  admin  

Beelaha gobolka Bari degaanka maanta  laga siiynayo ,  Puntland ka hor xagee deganaan jireen oo ka soo guureen? Go’ aamadii kasoo baxay Shirkii Degmada Carmo ka socday ee xalka loogu raadinayay colaadii dhowaantan ka dhacday deegaanka Duur-idaad ee Gobolka Bari …

1st October 2024  admin  

Gobolka Bari oo lacag been abuur ah lagu qabtay iyo gobolka Sanaag oo lacag been abuur ah loo soo wado. Ciidamada Booliska ee ka howlgala Magaalada Bosaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay fuustooyin ay ka buuxeen lacago …

1st October 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 17 September 2017 ku daah-furay magaalada Boosaaso mashruuca caafimaadka aasaasiga ah ee gobolada Bari iyo Gardafuu Puntland. Daah-furka Mashruucani ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Puntland iyo madaxda …

1st October 2024  admin  

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيم BAAQ KU SAABSAN KA QAYB GALKA DHISMAHA MASAAJIDKA MAROODIJEEX/ CAYN CAYN Asalamu Aleykum Waxaa dadka Muxsiniinta Soomaaliyeed ee Xasanaadka jecel oo dhan la ogeysiinayaa iney innagala qayb qaataan dhismaha Masaajidka Degmadda Cusub ee Maroodijeex/Cayn oo ah …