Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th September 2024  admin  

Qaar ka mid ah waxyaabaha wadna xanuunka keena ee aan lagu baraarugsaayn Dadka badankiis waxay og yihiin in waxyaabaha halista u ah wadne xanuunka ay yihiin dhiig karka, sigaarka, kolestaroolka oo sarreeya, iyo miisaanka oo kordha. Si kastaba ha ahaatee, …

30th September 2024  admin  

suuqii waynaa ee jigjiga ayaa caawa gubanaya. Suuqa ayaa loo yaqnaa tawaynka …

30th September 2024  admin  

Wasiirka maaliyadda oo lagu khasbay ka laabashada go’aan uu ku eryey laba agaasime Wasiirka wasaaradda maaliyadda XFS Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa ka laabtay warqad uu shalay soo saaray, taas oo shaqada uu kaga  joojinayey Xisaabiyaha Guud iyo Agaasimaha Guud …

30th September 2024  admin  

Askarigii wiilka Carabka ah ku dilay Faransiiska oo dhaqaale ka badan kan qoyska dhiban helay Lacag ururinta loo sameeyay askariga dilay wiilkii dhowr iyo toban jirka ahaa taas oo rabashadihii ka dhashay ay ku baaheen dalka oo dhan ayaa ka …