Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd October 2024  admin  

Cali Xaaji Warsame oo ka mid ah siyaasiyiinta Puntland ayaa wareeysi lala yeeshay kaga hadlay arrimo badan, wareesigaas arrimaha ugu muhiimsanaa waxaa ka mid ahaa: Wuxuu sheegay Cali Xaaji in awoodii Puntland oo dhan ay isugu tagtay madaxtooyada Puntland; Baarlamaanka …

2nd October 2024  admin  

Madaxweeynaha Galmudug ayaa sheegay ineey Imaaraadka u joogaan sidii ay uga soo qaraaban lahaayeen. Wuxuu sheegay Xaaf ineeysan waxba ka quseen go’aanka dhexdhexaadnimada oo ay qaadatay dawladda federaalka. Hadaba isweeydiintu waxeey tahay, Soomaaliya sidaan federaalka ma ku noqon kartaa mar …

2nd October 2024  admin  

Sawirkani hadduu ahaan lahaa siyaasiyiin sadex ah oo  ka soo jeeda beessha Daarood oo Soomaali metelaya ,  waxaad maqli lahayd hadal haynta mooshin la gaynayo baarlamaanka Soomaaliya  , Talafishanka Universal oo qabanaya Dood wadaag, Odayaasha Beelaha Hawiye oo huteel Muqdisho …

2nd October 2024  admin  

Kaantaroolka Bosaaso oo qura  miyaa ka shaqeeya  Puntland  ? Gawaarida sida alshabaabka ee ka timaada koonfurta Soomaaliya , kuwa lagu soo qariyo bambooyinka wax dila, kuwa sida lacagta faalsada ah, kuwa lagu soo daabulo   dadka tahriibaya, dhamaantoo waxa lagu qabtaa …