Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd October 2024  admin  

Waxaa qoray: Abdiwali Gooni Wax ka baro Maamulka Galmudug!! Galmudug waxaa la asaasay August 11,2006 xilligaas oo Madaxweyne maamulkaas u doorteen Maxamed Warsame Cali ( Kiimiko ) iyadda oo dastuurka ku qortay in mudada xil haynta Madaxweynaha tahay 3 sanno.…

2nd October 2024  admin  

75, Kaftanka Siyasadda Maamul goboleedyada, Xaaf oo Xaalku ku Xun Yahay Iyo ali Mareexaan …

2nd October 2024  admin  

Riyadh oo ah caasimadda Sacuudiga, Rabat oo ah caasimadda Moroco  iyo Raacinta gobolka Sanaag, Somaliya  oo ay ku nool yihiin dad   afka carabiga aad u yaqaan dhamaan degaanadaas aadka u kala fog maalmahan waxa laga akhrisanayey maqaalo laga qoray  madaxweynaha …

2nd October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa dalka dib ugu soo laabtay, ka dib, socdaal uu ku tagey dalka Mareykanka oo uga qeyb galay Shirka Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey. Waxaana garoonka …