Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
9th January 2025 admin
Wasaarada Deegaanka oo Biyo Xireen ka bilowday deegaanka Midigale ee Degmada Badhan Waxaa maanta si rasmi ah loo dhagax dhigay Biyo-xireen ay wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska DPL kabilaabayso deegaanka Midi-gale oo katirsan degmada Badhan ee gobolka Sanaag, Biyo xireenkan …
9th January 2025 admin
Banaabixii aan saaka soo gelinay wuxuu ahaa Damala xagare ee Hoos ka daawi kii maanta ka dhacay degmada Xingalool ee gobolka Sanaag Shabaab kalkaale dooni mayno Sheydaan hubeeye dooni maynoSomali diidka doonimayno Sanduuqyadooda dooni mayno Saaqidiinteey duufsadeen ( Marrabida) dooni …
9th January 2025 admin
Banaancayadii looga soo hor jeeday Somaalida Neceb Midnimada Soomaaliya ee SNM, oo maalmahan ka socday gobolka Sanaag, ayaa mid weyni maanta wuxuu ka dhacay degmada Xingalool ee gobolka Sanaag …
9th January 2025 admin
Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo Looga Hadlay Amniga Xuduudaha Puntland, Siyaasad Wadaagga iyo Arrimo Kale. Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo Looga Hadlay Amniga Xuduudaha Puntland, Siyaasad Wadaagga iyo Arrimo Kale. …