Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd October 2024  admin  

Shir looga hadlaayey sidii Bulshada reer Maakhir ay si midaysan uga qayb qaadan lahaayeen horumarka iyo amniga bobolada SSB ayaa lagu qabtay degmada Badhan ee gobolka Sanaag …

2nd October 2024  admin  

Waxgaradka Maakhir oo ka hadlay dagaaladdii ka dhacay Buuraha Calmadow …

2nd October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay wakiilka Xoghaya guud ee Qaramada Midoobay u jooga dalka Soomaaliya Michael Keating. Labada masuul ayaa ka wada hadlay guud ahaan xaaladda siyaasadeed ee dalka, …

2nd October 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 02 October 2017  magaalada Boosaaso xadhiga kaga jaray suuq ganacsi oo casri ah oo magaaladaasi laga hirgelyey. Xadhig jarka suuqani cusub ee New Bosaso Market ayaa waxaa …