27th April 2024  admin  Category :

Gobolka Sanaag Baa laysku haystaa dib danbe u maqli maysaan

Dagaalkii kharaaraa ee Damalo Xagare kabacdi, waxaa mar kale la isugu yimid degmada Ceerigaabo, waxaana heshiis lagu gaaray in degmada laga saaro maleeshiyaadkii SNM. Waqti yar kabacdina waxaa la gaaray “heshiiskii afarta qabiil ee 1991,” kaas oo ahaa heshiis taabagalay tan iyo biloowgii sannadkii 2004.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*