Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
20th November 2024 admin
Daawo dagaalka warbaahineed ee maamulka SNM. Shacab aan hubaysnayn inta xabad lagu furay ayeey hadda SNM Soomaali inteeda kale waxay ka dhadhicinayaan in Puntland iyo Isaaq ay ku dhex dagaalameen y degmada Badhan. Xaqiiqdu waa Isaaq wuxuu doonayo waa “in …
20th November 2024 admin
SNM Dad shacab ah oo hubaysnayn ayeey xabbad ku fureen. Sawirku waa Wiil yar oo dhaawaca ah, oo ka soo jeeda Beesha Warsangeli isaga oo gurigiisii Badhan jooga oo midnimada Soomaaliya ilaalinaya ayaa xabbad waxa loogu dhuftay soo raac beesha …
20th November 2024 admin
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 26 October 2017 Garoowe kusoo xidhay shirweynaha kalluumaysiga Soomaaliya oo 24 -26 bishan October 2017 ka soconayey Garoowe ee caasimadda dawladda Puntland. Shirweynahan oo ay kasoo qayb galen Masuuliyiin ka …
20th November 2024 admin
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay tariikhdu tahay 26 October 2017 garoonka diyaaradaha Kanooko ee magaalada Garoowe ku sagootiyey Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS Mudane Maxamed Cismaan Jawaari iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee DFS Mudane. Cabdi …