26th April 2024  admin  Category :

Muuqaalkan hoose ee nacamlaynla, liidnimada  iyo mashxaraddu ka muuqato lama aanan yaabin, , ee waxaan rumaysan waayey boqolaal qof oo ka mid ah dadka ku xiran weriyahan u shaqeeya BBcda laanta af Soomaaliga oo fariimo u soo diray oo dhamaantood u hambalyeeynaya Dabadhilifyada dalka kala goa’ynaya. Ma jirin hal qof oo ka hadlay midnimada  Soomaaliya. Dadkan fariimaha u soo diray weriyahan intooda badani  Muqdisho ayeey joogaan

Wariyaha BBCDA oo maalmo ka hor hargaysa ku sugnaa

https://youtu.be/kI9EsgQoNVQ

https://allsanaag.com/dhinac-u-xaglinta-voa-iyo-bbc/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*