Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Garaad Saleebaan Garaad Maxamed iyo  Boqor Cabdulaahi Dabagooye oo kamid ah Isimada beesha Dhulbahante  oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa kasoo horjeestay Heshiiskii  ay gaadheen Somaliland iyo Khaatumo. …

3rd October 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 24 October 2017 dib ugu soo laabtay Garoowe, kuna soo dhoweeyey Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka dawladda Fadaraalka Soomaaliya. Madaxweynaha iyo Weftigiisa oo Jawhar kaga qayb …

3rd October 2024  admin  

Qarax ayaa ka dhacay maanta duhirkii afaafka horre ee saldhig booliis oo ku yaala magaalada Boosaaso. Qaraxa ayaa sababay dhimasho qofkii naftiisa haligay iyo dhaawac lix qof ah. Ninka qaraxa watay ayaa doonayey inuu gallaafto dadka naftooda oo aan waxba …

3rd October 2024  admin  

Sheegashada SNMta ee dhulka Sool iyo Sanaag waa mid soo socotay tan iyo intii burburka dalka uu gallay. Beesha Isaaq ayaa dooneeysa ineey sameesato taariikh cusub, waxaana ayaan darro ah in iyaga oo ku dhex jira calool Daarood in ay …