Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th October 2024  admin  

Dowladda iyo Shacabka Puntland Oo Nus Million Dollar Oo Lacag ah U Diray Muqdisho Guddiga gurmadka Qaran ee uu magacaabay Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas loona saaray xaalada qaraxii Zoobe ayaa u dhoofay magaalada Muqdisho, si ay …

4th October 2024  admin  

Galaydh Oo Maanta si toos Ah Ugu biiraya Xisbiga Habar jeclo Kulankii ugu dambeeyay ee  Galaydh iyo Muuse Biixi ayaa xalay ka dhacay magaalada Caynaba waxaana la filayaa in maanta si toos ah ugu dhawaaqo inuu ku biiray xisbiga kulmiye …

4th October 2024  admin  

Jamaal Maxamed Xasan wasiirka Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya, ayaa maanta hortagay xildhibaanada golaha shacabka. Wasiirka ayaa ka jawaabayay su’aalo xildhibaanada baarlamaanka ay ka weydiinayeen dhismaha hay’adda Tirakoobka qaranka Soomaaliya. …

4th October 2024  admin  

Madaxda Qaranka Soomaliya iyo Amisom oo Isku Raacay Dagaal ka Dhan ah Al-Shabaab. Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 04 Nov 2017 madaxtooyada Soomaaliya kaga qayb galay shir looga hadlayey guud ahaan …