Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th October 2024  admin  

Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Habar jeclo  iyo Boqor buur  madow oo bilaabay dabaal deg, halka beeshii la tartamaysay ay Taayiro gubayaan …

4th October 2024  admin  

Khaatumadii Cali Khaliif, Beesha Fiqi shini ee Hawiye,  ayeey Suldaan u sameeyeen si Hawiye oo markaa Xasan Culusoow hogaaminayey ay u raali geliyaan si maamul goboleed uu ugu aqoonsado Hoos ka daawo Suldaankii Khaatumo u samaysay Beesha Fiqi Shini  oo …

4th October 2024  admin  

26 hogaamiye ee Maleeshiyaadka SNM, 21 ka mid ah waxay ka soo jeedaan beesha Sacad Muuse. Beesha uu Cabdiraxmaan Ciro ka soo jeedo ee Habar yoonis  labo hogaamiye ayeey ku  lahaayeen. Labadiina xilka waa laga qaaday. Sababtaas ayaa ku kaliftay …

4th October 2024  admin  

Daawo Dahab shiil iyo SNM Bahdilaadka ay ku hayaan Bulshada ku nool Koonfyrta Somaaliya oo iyagu aadka u jecel Sawirka sare , wuxuu ka mid yahay dhacdooyinka dhiiri geliya in Beesha Isaaq sawir khaldan  ka bixiyaan Soomaalida inteeda kale. Iyaga …