25th October 2024  admin  Category :

Taageerayaasha Shiine Culay ayaa  labo jibaar ka batay  taageerayaasha Faysal cali Waraabe oo  siyaasadda beeshiisa  ku soo dhex jiray labaatan sano,  dhowr doorashona ka  qayb galay  isaga oo Gudoomiye Xisbi ah.

Shiine Culay  oo ka mid ah weriyaasha Soomaaliyeed, kuwooda ugu caansan ee ka faalooda arimaha bulshada ,  ayaa barnaamij toos ah wuxuu  soo galay  maalintii Hargaysa Isir sooca loogu xiray Sheekha Soomaaliyeed Cabdiraxmaan Dabcasar.

Saacadii ugu horaysay waxa ka soo  qayb galay  barnaamijkii uu Shiine Culay daadihanayey dad gaaraya 100,000 oo qof oo Soomaaliyeed. Maalintii labaad Soomaalidii daawatay waxay kor u dhaafeen dhowr boqol oo kun.

Taageerayaasha Beesha Ciidagale ee  uga codeyey Faysal cali Waraabe  Hargaysa iyo  Salaxleey , maanta afar jibaar waxa ka badan taageerayaasha Shiine Culay .

Image result for xisbiga ucid

Beelaha Isaaq ee Habar jeclo, Habar Awal iyo Habar Yoonis codkii uu Faysal  Cali Waraabe ka helay marka laysku daro waxa ka badan taageerayasha Shiine Culay ee  ka soo qayb gala barnaamijkiisa markuu soconayey   15 daqiiqo ee ugu horaysay .

Ugu danbayn Shiine Culay waxaan uga hambalyeeynayaa taageerayaashaiisa iyo sida uu umadda Soomaaliyeed u tusay in beesha ISAAQ yihiin dad aad u  yar oo doonaya in dadkii badnaa ee waqooyiga Soomaaliya ay xoog ku muuquuniyaan

ALLSANAAG.COM

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*