Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th October 2024  admin  

Danbiile dagaal Siilaanyo,  ayaa qiray in degmooyinka Dhahar, Badhan iyo Laasqoray ayna  doorashadii Beelaha Isaaq ayna  ka dhicin. Arintani  sharci ahaan waa muhiim, afarta goobood oo ayna dorashadu ku dhicin ee  uu qiray hogaamiyaha beelaha Isaaq Gacan ku dhiigle   Siilaanyo, …

4th October 2024  admin  

Ciidamadeenu ma ahayn ” inay caruurteena laayaan ee waxa loo sameeyey inay xuduudaha soo xiraan oo wixii ka hor yimaada ku dilaan meeaha ay joogaan” …

4th October 2024  admin  

Shalay xaaraan waxa ku haystay rer laascaanood Dahab shiil  iyo Somtel, maantama  Dahabshiil ayaa gacanta ku dhigtay Saamiyadii ugu waawaynaa ee Shirkadaha Waawayn ee Korontada ee LESCO iyo Gurmad . waxayna bilaabeen inay lacagta kordhiyaan oo  miirtaan dhiiga danyarta Dhulbahante …

4th October 2024  admin  

“Puntland ha isku tashato waa hirgashay” warbixintan ayaanu ku eegnay qaar ka mid aha mashaariicda Puntland ka socda oo qayb ka ah balanqaadyadii u fulay Madaxweyne Gaas. Waxa diyaariyey Shiine Culay …