Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th October 2024  admin  

Doorashadi maamulka Hargeeysa ayaa lugu shubtay. Doorashadan oo aheed mid qabyaalad ay hareereesay ayaa natiijadii noqotay in si cad loogu shubtay. Hadaba sidee wax u dhaceen? Fadlan hoos ka dhageeyso. Allsanaag.com…

4th October 2024  admin  

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa maanta 20 Nov 2017 Safar shaqo ugu ambabaxay dalka Ethiopia. Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Kanooko ee magaalada Garoowe kusii sagootiyey Madaxweyne ku-Xigeenka …

4th October 2024  admin  

Yaa qaadan doona Billada ” Qadiyadda Isaaq oo afartii sanoba mar la bixiyo Axmed Siciid Cige oo ka soo jeeda Beelaha dega Gobolada waqooyi galbeed.  ahna nin qabiilku aad ugu dheer yahay ayaa sidaa wuxuu ku mutaystay Shahaado sharaf ay …

4th October 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi halkaas oo ay uga bilaabatay booqasho shaqo oo labo maalmood ah. Madaxweynaha waxaa gegada diyaaradaha kusoo dhaweeyay Wasiirka Caddaaladda ee Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta Mudane Sultan …