Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th October 2024  admin  

Muuqaalkan hoose ee nacamlaynla, liidnimada  iyo mashxaraddu ka muuqato lama aanan yaabin, , ee waxaan rumaysan waayey boqolaal qof oo ka mid ah dadka ku xiran weriyahan u shaqeeya BBcda laanta af Soomaaliga oo fariimo u soo diray oo dhamaantood …

4th October 2024  admin  

  Saxaafadda iyo Siyasiyiinta Majaeerteen ma Mujrimkii gacan ku dhiiglaha ahaa ee   Muuse Biixi ayeey maanta  Mujaahid ku sheegeen. Maalmo ka hor,  Mujrimka gacan ku dhiiglaha ahaa Muuse Biixi, ayaa isaga oo la hadlaya Beesha Daarood waxa uu ku khudbadeeyey …

4th October 2024  admin  

Xisbigii Marabbiada reer  Maakhir ay  ku badnayeen  oo guul daraystay Marabida reer Maakhir ee u sacab   tunta  jabhadda SNM, gaar ahaan qurna joogta  ayaa waxay u badan yihiin xisbiga Habar Yoonis ee Wadani oo ay uga mid noqdeen xisbigaas  abtinimo …

4th October 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo Wefti Balaandhan oo Uu Hogaaminayey oo Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyey Addis Ababa. Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu hogaaminayey ee saaka 20 Nov 2017 u ambabxay dalka Ethiopia ayaa si …