Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th October 2024  admin  

Agaasimaha Warfafinta, Wacyigelinta, Hiddaha iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada dawladda Puntland Abwaan Abdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 22 Nov 2017 safar shaqo ku gaadhey degmada Badhan ee gobolka Sanaag, halkaasi si diiran loogu soo …

4th October 2024  admin  

Qalabkii Daamurka lagu dhigi lahaa jidka barakaysa ee Ceel Daahir iyo Ceerigabo ayaa la soo gaday oo jidka ku soo jira Qalabkii iyo  mashiinadii waaweynaa ee  Wejiga labaad ee jidka barakaysan ee Ceel daahirr ilaa Ceerigaabo   ee  Jayga iyo daamurka …

4th October 2024  admin  

Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga dalka Ehiopia ayaa waxa uu maanta gelinkii danbe 21 Nov 2017 kulan kula yeeshay magaalada Addis Ababa Ra’iisul Wasaaraha dalkaasi Mr. Haile-Mariam Desaglen. Kulanka uu Madaxweynaha Puntland …

4th October 2024  admin  

 …