Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th October 2024  admin  

Daawo beelaha Muqdisho dega oo   dhinac ina Godane iyo Afgaani  ay ka qarxinayaan  dhinacna Horn cable ayaa daCaayad iyo sheeko aan jirain ka dhaadhicinayaan si ay xaaladda ay ku jiraan ee amni xumada ah ay isugu sii jiraanreer Muqdisho. Gabadhan  …

5th October 2024  admin  

Gobolka Sanaag oo ah goboka labaad ee ugu weyn sideed iyo tobonka gobol  ee dalka  Soomaaliya,  ayaa waxa ka been sheegay sida loo wada  degan yahay  maamulka SNM oo ay samaysteen beelaha Isaaq, iyaga oo ku marin habaabibnaya bulshada Caalamka…

5th October 2024  admin  

Ciidamaddii Puntland ee Sanaadiiqda SNM ka hor istaagay gobolka Sanaag intiisa badan ayaa maantana gobolka Mudug ka  ka hor jooga Dadqalatooyinka iyo Mooryaan isa soo  isbahaysatay Ciidamo ka tirsan kuwa Badda Puntland ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan …

5th October 2024  admin  

Wasiirka maaliyadda Puntland Mudane Cabdullahi Carshe ayaa wiilkiisa xabsiga dhigay kadib markey wiilka ey ku caddaatay inuu musuqmaasuqay $19 oo hantidii  dadweynaha ah. Maanta daacadnimada wasiirkan  waxaad ka arki kartaa horumarka ka socda Puntland …