Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th October 2024  admin  

Kulankii Odayaashii reer Maakhir iyo Ina Cigaal ee sanadkii 1993. Sanadkii 1993, ayaa  Allah ha u naxariistee Maxamed Ibrahim Cigaal oo xukumayey maamulka SNM , wuxuu magaalada  Hargaysa  ku casumay Odayaal ka soo jeeda Beesha Warsangeli, si uu uga dhaadhiciyo …

5th October 2024  admin  

Puntland oo Saldhiggii 4-aad Ka Dhagax Dhigtay Magaalada Yubbe ee Gobbolka Sanaag. …

5th October 2024  admin  

Puntland oo Biyo xireen kale ka hirgelinaysa gobolka Haylaand Hay’adda  American Refugee Committee (ARC) iyo Wasaarada Degaanka iyo duurjoogta Puntland,  ayaa Magalada Bali-busle ka dhagax dhigay biyo Xireen Qaadaya 45,000 Afartan iyo Shankun oo Birmiil,  kaas oo laga bilaabay Maanta …

5th October 2024  admin  

Bahda Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan umadda Soomaaliyeed, Reer Maakhir,  qoyskii,  eheladii,  Caruurtii iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee   Nabadoon Cabdiraxmaan Saalax Faarax (Cabdi Wabax) oo maanta   Hargeysa ku geeriyooday Marxuum  Nabadoon Cabdiraxmaan …