3rd December 2021  admin  Category :

Xildhibaankii ka soo jeeda beesha Ciise Maxamuud Ubax ayaa qoorta loo suray, halka  xildhibanadii kale ee reer Puntland oo ay  ka mid ahaayeen   Xildhibaan  Bidhaan iyo Xildhibaan Cumar ismaaciil Waaberi iyaga dhinac laga dhaafay.

Qaar ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda Garowe ayaa sidoo kale waxay ugu mucaaradayaan madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas  jidka uu ka dhisay  Ceel Daahir iyo Ceerigaabo waxayna ku doodayaan in jidkaas uu ahaa in laga dhiso   Garowe iyo Eyl.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*