26th July 2024  admin  Category :

Madaxwaynaha Puntland oo kormeeray Garoonka diyaaradaha Ee Garoowe.

Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanata oo taariikhdu tahay 05 January 2018 soo kormeeray Garoonka diyaaradahaa magaalada Garoowe oo dhismihiisu soo gaba-geboobay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*