Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th October 2024  admin  

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Khayre ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku aadan waxqabadkii  u qabsoomay xukuumadiisa intii ay jirtay iyo waxqabadka la fillayo inuu ka dhaco dalka Soomaaliya. Allsanaag.com…

5th October 2024  admin  

Waxaa maalin dhaweed yimid wafdi ka socda dalka Qatar oo heshiisyo horumarineed la saxiixday Dawladda Federaalka ee Soomaaliya. Maalgellintan  ayaa la sheegay ineey ku kici doonto lacag dhan $200 oo milyan oo dollar. Dhismayaal iyo wadooyin ayaa ka mid ah …

5th October 2024  admin  

Madaxweyanaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti balaaran oo uu hogaaminyo ayaa  si weyn loogu soo dhaweeyey Caasimadda Soomaaliyeed ee  Muqdisho. …

5th October 2024  admin  

Guutada 1Aad Ee Ciidanka Darawiishta G/Hayland oo Gacanta Ku soodhigay gaadhi Khamro wadda. Guutada 1Aad Ee Ciidanka darawiishta Gobolka Hayland Ee Puntlnd ayaa Xili Subaxninadii hore waxay gacanta Ku soo dhigeen Gaadhi nooca loo yaqaan Marked Twoga oo wadey maandooriyaha …