27th July 2024  admin  Category :

Caruur kale oo reer Maakhir ah ayaa  argagisada huwanta ah ee SNM iyo alshabaab  ay afduubteen.

Dhaqankii argagixsadu kula kici jireen beelaha Somaaliyeed ee dega Koonfurta Soomaaliya,  ayeey hadda waxay ka bilaabeen Buuraha Calmadow, iyaga oo kaalmo ka helaya maamulka Somaliland.

Siddeedii qof oo ay horay u afduubteen Argagixisadu  waxay ku darsadeen labo caruur ah oo aan hubaysnayn oo  ku sugnaa degaankii awoowayaashood ka dhexlaan ee buuraha Calmadow.

Caruurta la afduubtay ayaa kala ah.

1-Ina Maxamed Cabdi Saalax Xawar oo  ka soo jeeda beesha Ogayslabe, Gashaanbuur

2- Ina Guray Faarx Cabdale. oo Ka soo jeeda beesha Ogayslabe, Gaashaanbuur.

Waxa kale oo jira wiil la sheegay in argagixisadu afka Mayda ay wax ku waydiiyeen oo fahmi waayey, waxa ay waydiiyeen  oo isagana gebi laga soo  tuuray.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*