Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th October 2024  admin  

Saleebaan Gaal oo ka mid ah odyaasha SNMta ayaa sheegay in heshiiskii Khaatumo lala galay uusan aheen heshiis, laakiin heshiiskaas uu ansax noqon karo oo kalliya marka labada aqalka ee beelaha Isaaq la soo marsiiyo. Ayaan darrada ayaa waxa ay …

5th October 2024  admin  

uu ka jeediyey furitaanka shirweynaha amniga ee ka socda magaalada Muqdisho. …

5th October 2024  admin  

Bal ka waran adiga oo maqaarkaagu dildilaacay, dhar aadan xiran karin, qoraxda iyo duqisgana ay ku dhibayaan. Hadaba, carruur wallaalaha oo maqaarka ka xannuunsan ayaa ummada Soomaaliyeed ugga baahan caawinaad si daryeel caafimaad ay u hellaan. Ogoowna arrimaha qaarkood looma …

5th October 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goordhow si rasmi ah Muqdisho uga furay Wejiga Labaad ee shirkii London oo looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya. Shirkan oo uu shir guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane: Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa waxaa ka …