Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th October 2024  admin  

Madaxweynaha oo ugu baaqay Madaxda Afrika in la iska kaashado abuurista jawi maalgashi Muqdisho, Disembar 9, 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi oo ka qeyb-galaya Madasha Ganacsiga Afrika 2017 ee magaalada Sharma Sheekh ayaa sheegay in baahi weyn …

5th October 2024  admin  

Degmada Buraan oo markii ugu horeysay yeelanaysa xarun caafimaad Isbitaalkan oo ay isu xilqaameen dadka deegaanka goboolka Haylaand, gaar ahaan degmadda Buraan ayaa waxaa ku fadhiyo dhul weyn , iaydoo dhaqalaaha ku baxaya uu dhan yahay Labo boqol oo kun …

5th October 2024  admin  

R/Wasaare kuxigeenka Somalia oo khudbad ka jeediyay Munaasabadda maalinta Qowmiyadaha Itoobiya …

5th October 2024  admin  

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 08 December 2017 casho sharaf ugu sameeyey magaalada Muqdisho xulka kubadda cagta Puntland. Madaxweynaha ayaa waxaa kulankani casho sharafta ah ku wehelinayey Masuuliyiin ka tirsan geleyaasha DFS, masuuliyiin ka tirsan …